Wasiirka Shaqo-gelinta oo deeq kala wareegtay Jaaliyadda Shiinaha ee ku nool Somaliland

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Shaqo-gelinta Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi, ayaa maanta Eeeq isugu jirta qalab kala duwan kala wareegtay Jaaliyadda ka soo jeedda dalka Shiinaha ee ku nool Somaliland.