Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo shaaca ka qaadday inay soo saarayso Macdanta Dihin ee dalka

Hargeysa (SalaanMedia)- Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaca ka qaadday inay ku hawlan tahay qorshe lagu soo saarayo isla markaana looga faa’idaysanayo soo saarista kheyraadka dihin ee dalka gaar ahaan Macdanta.