Ceerigaabo (Salaanmedia.com) Badhasaabka Gobalka Sanaag oo wareysi siiyey telefishanka Eryal TV ayaa waxaa uu cadeeyey in dhinaca maamulka Puntland ay u goosteen ciidamo uu lahaa Boqor Buurmadow kuwaas oo ku urursanaa deeganka Garab Cad
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtube.com/watch?v=IHCNnF36wYk