Dowladda Hoose ee Hargeysa oo 500 qoys ka rartay Jidka 150-ka oo la dhisayo

Hargeysa (SalaanMedia)- Dowladda Hoose ee Hargeysa, ayaa maanta olole ballaadhan ka fuliysay jidka 150ka ee Hargeysa, waxaanay halkaas ka rartay 500 qoys oo Dhex dagaanaa Jidka.