Dowladda Hoose ee Hargeysa oo bilowday Dhismaha Jidka 150-ka

Dowladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta bilowday dhismaha waddada 150ka oo ah jidka ugu ballaadhan caasimadda Somaliland ee Hargeysa.