Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Somaliland Oo Shaacisay Xiliga Loo Faadhisan Doono Imataxaanaadka Fasalada Afraad Iyo Sideedaad + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com) Gudomiyaha Imataxaanadka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax oo la Hadley laanta afka Soomaliga ee Idaacada BBC-da ayaa waxaa uu shaaciyey xiliga rasmiga ah ee loo fadhiisan doono imataxaanadkii shahaadiga ahaa ee Somaliland

Gudoomiyaha ayaa sheegay in imataxaanadkaasi ay furmi doonan 15 bishan oo ku beegan maalinta Sabtida ah ee todobaadka Soo socda

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Please follow and like us: