Wasiirka Shaqo-gelinta oo Tabobar u furtay Haweenka ka Qayb-qaadanaya Siyaasadda Dalka

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Qoyska Marwo Hinda Jaamac Xirsi, ayaa maanta kulan hawleed kor loogu qaadayo Aqoontooda uga furtay magaalada Hargeysa qaybo ka mid ah haween-weynaha danaynaya inay ka qayb-qaataan siyaasadda dalka.