Daawo Sawiro Xalay oo magaaladda London si weyn looga Xusay 26 Juun iyo qaar ka mid ah shacabka reer Somaliland oo soo…

Xalay Oo Ay Taarikhdu Ahayd 26 June 2019 kuna adanayd 59 guuradii xonimadii Somaliland, awaxa ka dhacay galbeedka magalada London xaflad aad u balaadhan oo ay ukala hadhin dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada Reer Somaliland Ee Dagan Uk ,

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xafladana Waxa Soo Agaasimay Jaaliyada Somaliland Diaspora Society (SDS) Xafladan oo Si Qoto Dheer loogaga hadlayay wayihii iyo halgankii Dheera ee lo so maray Xornimada iyo Xaaladihii Kaala Danbeyay Ee Somaliland Soo Mara,  Xafladani Ayaa Ahayd Mid Kubilabantay Jawi Farxadeed Kuna Dhamaata