Deg Deg Dagaal Qadhaadh Oo Saaka Waaberigii Ka Bilaamay Buurta Daalo Ee G Sanaag

Ceerigaabo (Salaanmedia.com)-Dagaaal Qadhaadh Ayaa Saaka waaberigii ka bilaamay Buurta Daalo ee gobolka Sanaag Magaalada Ceerigaabo Dagaalkan Oo Lagu soo waramaayo inuu u dhexeeyo Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Ciidanka Jabahada Kornayl Caare Oo Beryahanba Ay Isdul Fadhiyeen Labadaasi Ciidan Buuralaydaasi Deegaanka Ceerigaabo

Dagaalkan Saaka Ka bilaamay magaalada Ceerigaabo gaar ahaan Buurta Daalo ayaa ay isku laynayaa Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Ciidanka Jabhada Kornayl Caare ka dib markii ciidamada jabhada kornayl caare ay xalayto ka soo ruqaansadeen hakii hore ay u daganaayeen ka dibna ay soo galeen Buurta Daalo Isla Markaasina Ceerigaabo u jirta 18 km hadaba si kastaba ha ahaatee saaka waaberigii abaaro 6>00 Subaxnimo ayaa ciidanka Qaranka Somaliland ay weeerar ku qaadeen ciidanka Jabhada Kornayl Caare Oo Ku sugan Buurta Daalo Wali Al aankaana Uu Dagaalkaasi Ka Socdaa Goobtaa Uu Ka Bilaamay Wixii Khasaare Ka Dhasha Iyo Wixii Warar Ah Ee Soo kordha Kala Soco Salaanmedia.com