Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Somaliland iyo Somalia oo ay weheliyaan danjireyaal iyo dibloomasiyiin ka socda waddamada taageera Doorashooyinka iyo nidaamka Dimuqraadiyadeed ee Somaliland oo Khamiistii booqasho ku yimi dalka, ayaa maanta kulan la qaatay Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland.
DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN