Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka Sameeyey Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis

Hargaysa (Salaanmedia.com) Madaxweynaha Somaliland ayaa goor dhaweyd sameeyey xil ka qaadis iyo magaasbis waxaana uu madaxweyne biixi magacaabey

1 Axmed Xussen Nuur Axmed Taajir ( Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada

2 Axmed Yuusuf Maxamed ( Maareeyaha Haay’adda Wadooyinka )

3 Cabdishakuur Ismaciil Muumin Aar (Agaasimaha Fulinta Kominshanka Aids-ka ee Somaliland )

4 Maxamuud Ismaciil Cilmi ( Agaasimaha Guud Ee Haaya’dda Duulista Iyo Madaarada )

5 Xamse Suldan Aadan Faarax ( Agaasimaha Guud ee Haaya’dda Shaqaalaha Dawlada )

6 Cawaale Faarax Cilmi ( Badhasaab ku xigeenka Gobalka Awdal )

7 Diiriye Cabdi Jaamac ( Xubin ka tirsan Gudidda qandaraas-yada Qaranka )

8 Sahra Maxamed Xussen ( Agaasimaha Daaweynta Iyo Daryeelka ee Kominshanka Xakameynta Aidsk-ka )

Sidoo kale Madaxweyne Biixi Ayaa Xilka Ka Qaadey

1 Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada
2 Agaasimaha Fulinta Ee Kominshanka Aids-ka
3 Maareyaha Haaya’dda Wadooyinka
4 Badhasaab Ku Xigeenka Gobalka Awdal
5 Agaasimaha Daawenta Iyo Daryeelka Aids-ka
Dhinaca Kale ayaa cafiyey qaar ka mid ah maxaabiistii budhcad badeeda u xidhmneyd ee laga soo wareejiyey dalka Siishalis