“Soomaaliya waxay caddeysatay Dagaalka Somaliland ay ku hayso” Xisbiga UCID

Hargeysa (SalaanMedia)- Xisbiga UCID ayaa ku Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ku eedeeyey inay siyaasad ahaan caddeysatay dagaal qaawan oo ula badheedhay Somaliland, waxaanu xisbigu ku baaqay in Shacabka iyo dowladda Somaliland u diyaar-garoobaan sidii ay qaranimadooda u difaaci lahaayeen.