Dawlada Hoose ee Hargaysa Oo Bakhtiyanasiib ugu Qaybisay Bosaska Sariibada Khudaarta ee Suuqa Gobanimo

Hargeysa (SalaanMedia)- Munaasibad ballaadhan oo saaka ku qabsoomay Hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa, ayaa ganacsatada wada-tada ah si bakhtiyaa-nasiib ah loogu qaybiyey boosaska sariibadda khudaarta ee suuqa Gobonimo ee Soltelco oo dhismaheeda dhawaan la dhammeystiray.