Duqa caasimadda oo kormeeray sariibadda Gobanimo oo dhisme cusub lagu kordhinayo

Duqa caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco, ayaa saaka kormeeray suuqa gobonimo oo laga hirgelinayo dhismayaal cusub oo lagu kordhinayo sariibadda suuqaas.