Guddiga Qandaraasyada oo war ka soo saartay Biriishyada magaalada Burco oo dib u habayn lagu samaynayo iyo Shirkad ku guulaysatay

Burco (SalaanMedia)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta xafiiska maamulka gobolka Togdheer ee magaalada Burco ku soo bandhigay Shirkad ku guulaysatay tartan loo galay qandaraaska hore loo baahiyey oo ku saabsan dayac-tir lagu samaynayo labada biriish ee magaalada Burco.

 

Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose