Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo soo bandhigay mashaariicda Dib-u-dhiska iyo Dayac-tirka Labada Biriish ee Burco

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo soo bandhigay mashaariicda Dib-u-dhiska iyo Dayac-tirka Labada Biriish ee magaalada Burco.

Qandaraadyads waxa loo soo bandhigay shirkadaha danaynaya inay ku tartamaan fulinta mashaariicdan.