Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Xadhigga ka jaray Hotel Cusub

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xadhigga ka jaray Hotel Cusub oo laga hirgeliyey magaalada Hargeysa.