Somaliya Oo Shaacisay Cida Dalbatey Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Wasiirada Farmaajo + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Wasiirka arimaha dibada dalka Somaliya AMB Axmed Ciise Cawd oo wareysi siiyey Idaacada VOA ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan ay dalka sucuudiga ku yeesheen Madaxweynaha Somaliland iyo wasiiro dawlada Somaliya ka tirsan iyo waliba cida dalbatey kulankaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=fOl9mycunZ8