Badhasaabka Maroodijeex oo ka hadlay Khilaaf u dhexeeya Dugsiyada Gaarka loo leeyahay iyo Wasaaradda Waxbarashada

Hargeysa (SalaanMedia)- Badhasaabka Gobolka Maroodijeex oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay khilaaf u dhexeeya Dugsiyada Gaarka loo leeyahay iyo Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo dhawaan soo saartay go’aamo saamayn ku leh dugsiyada gaarka loo leeyahay.

 

Faahfaahinta warkan kaga bogo muuqaalka hoose

https://www.youtube.com/watch?v=c4Ahp7phBIs