Daawo Doorkii Maayarka Caasimadda Hargeysa ee Aasaaskii Ciidanka Dab-demiska Qaranka

Daawo Barnaamij gaara oo ku saabsan Doorkii Maayarka Caasimada Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ee dhismaha iyo aas-aaskii Ciidanka Dab-damidka Caasimada iyo guud ahaan Qaranka Somaliland-ba.