INAALI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Cabdi Fataax Cali Dalmar Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday

INAALI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUN

Waxaa Goordhaweyd Gaadhi Kula Dhacay Gudaha Magalaada Berbera Marka La Soo Galo Gaar Ahaan Bakhaarada Oomaar Hortooda Marxuun Cabdi Fataax Cali Dalmar Iyo Derewelkii Gaadhiga Waday Oo Ku Geeriyooday Halka Laba Nin Oo Kalena Ay Ka Badbaadin Isla Markaana Khadka Telefanka Uu Iiga Soo Sheegay Mid ka Mid Ah Labada Nin Ee Ka Badbaaday Shilkaa Gaadhi Oo Ah Musharaxa Xildhibaan U Sharaxan Maxamed Saadiq Yusuf Dubad Rooble Waxaanu Ii Sheegay Inuu Gaadhi Taxi Ah Kula Dhacay Marka Magaalada berbera La Soo Glo Isla Markaana Ay Ku Geeriyoodeen Marxuunkii Gaadhiga Waday Iyo Marxuun Cabdi Fataax Cali Dalmar Oo Shidhka Hore Saarnaa Ilaahay Naxariistii Jano Haka Waraabiyee

Waxaana Hada Maydkii Cabdi Fataax Laga Doonay Dhina Magaalada Berbera Waxaana Loo Soo Qaadayaa Dhinaca Magaalada burco OO Lagu Aasi Doono Marxuunkaasi INAALI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN …. ILAAHAY HAW NAXARIISTO MARXUUN CABDI FATAAX CALI DALMAR ILAAHAY QABRIGA HAW WAASICIYO ILAAHAYNA DANBIGIISA HAKA DHAAFO AAMIIN AAMIIN AAMIIN