Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland oo kormeer ku tagay Xarunta Boosaha ee Jabuuti

Jabuuti (SalaanMedia)- Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi oo ku sugan wadanka Jabuuti ayaa kormeer ku tagay xarunta Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee wadankaasi.

Kormeerka Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland waxa ku wehelinayay dhigiisa wadanka Jabuuti Rudwaan Cabdilaahi Bahdoon.

Faahfaahinta Warkan kaga bogo muuqaalkan Hoose