Xildhibaanno iyo Wax-garad ka hadlay Dil ka dhacay gobolka Selal

Saylac (SalaanMedia)- Xildhibaanno iyo Wax-garad ka soo jeeda gobolka Selal ee Galbeedka Somaliland, ayaa baaq nabadeed ka diray dil dhowaanka dhacay gobolkaas, kaas oo gacan-ku-dhiigle aan gacanta lagu haynin u geysay Marxuum ay isku deegaan ka soo jeedaan.