Xukuumadda Somaliland oo diiwaangelinaysa Ceelaha iyo Ilaha Biyaha ee dalka

Hargeysa (SalaanMedia)- Xukuumadda Somaliland ayaa ku hawlan hirgelinta Qorshe lagu diiwaangelinayo Ceelaha iyo Ilaha Biyaha ee guud ahaan dalka, sida uu shaaca ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Biyaha Saleebaan Cali Koore.

Warkan oo faahfaahsan ka Daawo Muuqaalka Hoose

https://www.youtube.com/watch?v=RhzmWF5f_FU