Aqoonyahan iftiimiyey Xalka Khasaaraha Dooxyada iyo Shilalka Gaadiidka

Aqoonyahan Ismaaciil Cabdi ayaa ka hadlay xalka khasaaraha ka dhasha Daadadka Dooxyada iyo Sababaha inta badan ay ka dhashaan Shilalka Gaadiidka oo galaafta nolosha dadka iyo hanti badan.

 

https://www.youtube.com/watch?v=N_PamKGiGkA