Magacyada Laba Shirkadood oo ku guulaystay Mashaariic ay baahiyeen Guddiga Qandaraasyada Qaranku

Hargeysa (SalaanMedia)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey magacyada shirkadaha ku guulaystay tartan loo galay Mashaariic loo fulinayo hay’adda Dhowrista Tayada, kuwaas oo tartanka qandaraaskooda todobaadkii hore la furay.

 

Muuqaalka hoose ka daawo warkan oo faahfaahsan