Wasaaradda Isgaadhsiinta oo Qabatay Kulan lagu gorfeeyey Hirgelinta Barnaamijka E-Government

Hargeysa (SalaanMedia)- Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Technology-ga ee Somaliland, ayaa maanta qabatay kulan lagu gorfeeyey Hirgelinta Barnaamijka E-Government oo ah nidaam casri ah oo loo beddelayo hawlaha shaqo ee ay qabtaan Wasaaradaha iyo hay’adaha dowladda.

 

Faahfaahinta Warkan Ka daawo Muuqaalka Hoose