Waxa si balaadhan loogu soo dhaweyey madaarka London wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland Dr. Cabdi Baashe Muruqliqe.

Waxa si balaadhan loogu soo dhaweyey madaarka London wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland Dr. Cabdi Baashe Muruqliqe.

Waxa madaarka caalamigaa ee Heathrow ee Magaaladda London si weyn loogu soo dhaweeyey wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland Dr. Cabdi Baashe Muruqliqe oo kasoo kicitimay dalka Jarmalka oo uu In mudo ahba ku sugnaa.

dhaaliyadda London Iyo nawaaxigeeda ayaan u kala hadhin waxa kale oo soo dhaweynta kasoo qaybgala Safaarada Somaliland ee London .

wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland Dr. Cabdi Baashe Muruqliqe ayaa la kulmi doona jaamaliyadda reer Somaliland ee UK oo uu casumadda ka helay.

Salaanmedia/London