Deg Deg:- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa goordhawayd gurigiisa kala baxay islamarkaana Xabsiga u Taxaabay Mujaahid Cabdi Ibraahin Cabdile oo..

Deg Deg:- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa goordhawayd gurigiisa kala baxay islamarkaana Xabsiga u Taxaabay Mujaahid Cabdi Ibraahin Cabdile oo ah ninkii soo saaray kalmadda shaac baxday ee ah “Muusow Ila Meerayso”.