Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo xilalka la wareegay iyo Hadalladii Xafladda laga jeediyey

Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka Cusub ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ee dhawaan madaxweynuhu magacaabay, ayaa maanta si rasmi ah xilalka ugala wareegay wasiirkii iyo wasiir ku-xigeenkii hore ee wasaaradda.