Daawo:Xisbiga ucid oo ka hadlay wasiirka arimaha gudaha jabuuti oo la filaayo in uu imaado somaliland.

Daawo:Xisbiga ucid oo ka hadlay wasiirka arimaha gudaha jabuuti oo la filaayo in uu imaado somaliland,xoghayaha warfaafinta xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid oo ka hadlaya ayaa sheegay in ay u dhagtaagi doonaan safarka la filaayo in wasiirku ku imaado sacaadahan soo socda salaanmedia/Hargeisa.