Maayarka Hargeysa oo Kulan lagu Xoojinayo Ammaanka Caasimadda la yeeshay Guddiyada Nabadgelyada Xaafadaha

Hargeysa (SalaanMedia)- Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO), ayaa maanta xafiiskiisa Kulan lagu Xoojinayo Ammaanka Caasimadda kula yeeshay Guddiyada Nabadgelyada Xaafadaha kala duwan ee magaalada.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose

Salaanemdia/Hargaysa