Madaxweynaha Somaliland oo si Adag uga Hadlay NIN naftiisa iyo Carruurtiisaba gubay

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa si Adag uga Hadlay NIN dhowaan naftiisa iyo Carruurtiisaba Dab Qabad-siiyey iyo xaaladda ku kalliftay.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Madaxweynaha