Shacabka Hargeysa oo soo dhaweeyey Olole ay Dowladda Hoose ku banaynayso Jidadka Suuqa Caasimadda

Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa oo Maalmihii ugu danbeeyey magaalda ka waday waddo-baneynta Gudaha Suuqyada magaalada, ayaa Shacabka Ku Ganacsada badhtamaha Suuqa oo Warbaahinta la Hadlay Waxay soo Dhaweeyeen Baneynta Wadooyinkaasi Saaka ay Ka Nadiifinayaan Dadweynihii ku dhex gacansan jiray ee Dhibaatada ku hayey isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha.