Somaliland oo ka qayb gashey kulan ganacsiyeed ay dawlada baakistan ku qabatay nayroobi

Somaliland oo ka qayb gashey kulanka maal gashiga ganacsi ee Afrika oo ay dawlada baakistan ku qabatay nayroobi somaliland ayaa waxa uga qayb galey kulankan ay baakistaan ku danaynayso maalgashiga africa wasiirka tamarta jaamac maxamuud cigaal salaan media..