Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Technology-ga oo Abaal-marinno Guddoonsiisay Shaqaalahii ugu firfircoonaa Sannadkii 2019

 

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Technology-ga ee Somaliland ayaa maanta xaflad ballaadhan oo Abaal-marinno Guddoonsiisay u qabatay Shaqaalahii ugu firfircoonaa Sannadkii 2019