Wasaaradda Shaqo-gelinta oo Deeq Raashin ah Gaadhsiisay Xaafadaha Danyarta ee Degmada A/Dhagax

Wasaaradda Shaqo-gelinta ee Somaliland, ayaa Deeq Raashin ah Gaadhsiisay Xaafadaha Danyarta ee Degmada A/Dhagax ee magaalada Hargeysa.