Halkee ayuu ku suganyahay wasiirkii amniga jubaland ee ay dawlada fedaralka somaliya xidhay

Waxay ahayd 1.September.2019 Markii garoonka muqdisho laga xidhay wasiirkii amniga ee jupaland hadaba halkee wasiirku ku suganyahay cabdi rashiid janan waxa uu ka baxsaday xabsiga sida ay Gen:sakiya oo ah taliye xigeenka ciidanka boliiska somaliya 28.01.2020 isaga oo xaga xeebta kismaayo doon ku maray M.goboleedka jubaland ayaa ka gaabsaday halka uu ku suganyahay wasiir janan ,dawlada fedaralka somaliya ayaa wasiirka ku eedaynaysa musuq,xidhiidhka maamul goboleedka jubaland iyo kan faderalka somaliya ayaan ahayn mid wanaagsanayn salaanmedia/Hargeisa…