Al-Shabaab oo weeraro ku qaaday saldhigyo ay dawlada somaliya leeyihiin

Al-Shabaab oo weeraro ku qaaday saldhigyo ay dawlada somaliya leeyihiin subaxnimadii hore ee saaka ayaa xarakada al shaab weerar ku qaaday saldhig ciidamada somaliya ku leeyihiin qalimu oo udhaxaysa balcad iyo jawhar ee  G/shabelada dhexe xarakada al shabaab ayaa sheegtay in ay khasaare naf iyo maalba leh gaadhsiiyeen ciidanka somaliya ee saldhigaasi ku sugna halka dawlada somaliyana ay sheegtay in ay ka hortag ku sameeyeen,Khasaaraha jira waa dhaawac iyo dhimashaba balse lama xaqiijin    salaanmedia/g-shabeelaha dhexe…

https://youtu.be/pTL3TDwIKKk