Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Kooxo Hubeysan ayaa Goordhaw ku Dilay Dagmada Afgooye Wariye Cabdi Wali Cali Online oo ahaa Wariyahii Tvga Universal ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Inaa lilaahi waa inaa ileyhi Raajicuun.

Kooxo Hubeysan ayaa Goordhaw ku Dilay Dagmada Afgooye Wariye Cabdi Wali Cali Online oo ahaa Wariyahii Tvga Universal ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Inaa lilaahi waa inaa ileyhi Raajicuun.