Madaxweyne Raalin-gelin Jees-jees ah ka bixiyey Xasuuqii Dowladdii Siyaad Barre u Geysatay Shacabka Somaliland

 

Muqdisho (SalaanMedia)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa markii u horeysay ka hadlay xasuuqii dowladdii Siyaad Barre u geysatay Shacabka Somaliland, waxaanu si aan u qalmin oo jees-jees ah raalli-gelin aanu uga gaaabin ka bixiyey xasuuqaas oo uu ku tilmaamay inaanu ahayn duullaan loo dhammaa balse ay samaysay nidaamkii dowladeed ee xilligaas taliyey.