Waa sidee xaalada gagida diyaaradaha ee Burco

Waa sidee xaalada gagida diyaaradaha ee  Burco waxay ahayd markii la aasasay sanadu markii ay ahayd 1914 waxa uu shaqaynayay dawladihii kala duwana ee somaliya,somaliland waxay jirtay ku dhawaad rubuc-qarni waxa soo maray madaxwaynayaal kala duwan gagedina dayuuradaha burco waxay xidhnay ku dhawaad muddo 20 sanno ah madaxwayne:biixi oo ah madaxwaynaha talada dalka gadhwadeen ka ah ayaa waxa uu shaaciyay in dib u habayn lagu samayn doono,waxa uu sheegay in lacagtiisi la bixiyay lana bilaabi doono balse looma dhaqaaqin dayactirka gagida dayuuradaha burco salaanmedia/Burco..