Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Xawaalada Transfer Galaxy oo bandhig ku sameeyay waddanka Sweden

Xawaalada Transfer Galaxy oo bandhig ku sameeyay waddanka Sweden,Transfer Galaxy oo ah xawaaladaha casriga ah ee ka hawl gala waddamo baddan oo aduunka ayaa waxay samaysaa adeegyo hufan,degdegsiimo,daacadnimo waxay macaamiisha kala duwan ee xawaalada  Transfer Galaxy ay sheegen in ay ku reeyeen xawaaladan casriga salaanmedia/Sweden..