Dhammaan Asxaabtani waxay Hambalyo Meher u dirayaan Maxamed Cabdilaahi Cali Iyo Mumtaaz Maxamed Faarax oo Meherkoodu ku qabsoomay Hargeysa

 

Akram Rashiid Cabdi, Khadar Aadan Abokor, Mustafe Axmed Maxamuud (Buraale), Maxamed Saleebaan Muxumed, Maxamed Ismaaciil Xandule, Ayaanle Axmed Herer, Marwaan Sulub Cabdi, Safwaan Maxamuud Maxamed, Axmed Khadar Nuur, Cali Maxamed Xuseen, Xamse Caydiid Axmed, Mukhtaar Maxamed Ibraahin, Sakariye Maxamed Ibraahim, Isaaq Ismaaciil Idiris, Cabdiqani Maxamed Axmed, Aamiin Cali Barre, Colaad Maxamuud Muxumed, Farxaan Axmed Xasan, Cabdiftaax Aw Axmed Maxamuud, Cabdiqaadir Maxamuud Kabadhe (Jiib), Xamse Maxamed Kabadhe, Jimcaale Aw Cali Ibraahim, Maxamed Axmed Xawaadle

 

Dhamaan asxaabtaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan labada boqor;

Maxamed Cabdilaahi Cali

Iyo

Mumtaaz Maxamed Faarax

Oo Meherkoogu maanta oo Khamiis ah kuna beegan 16/04/2020 oo waafaqsan 23/08/1441 ku qabsoomay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa,  .

Waxaanu ugu ducaynaynaa ducadii rasuulka (SCW)

بارك الله لكما و بارك عليكما وجمع بينكما بالخير او بالخير

Noqda kuwii isku waara ubad khayr lehna kala hela. Ku negaada samo wacan farxad iyo samu kugaadha arooskiina idinkoo isku duuban farxad ku waara abidkiin Hanbalyiyo salaanbaan daruuraha dhexdoodiyo Hawadaa idiin soo dul marinee.

Aamiin………………….Aamiin…………………..Aamiin