Dowladda Hoose ee Hargeysa oo Dib-u-Dejinta u samaysay Qoysas laga raray Dhismaha Xisbiga

Dowladda Hoose ee Hargeysa ayaa Dib-u-Dejinta u samaysay Qoysas laga raray Dhismaha Xisbiga ee Suuqa Gobonimo, kuwaas oo la siiyey Dhul ay Degaan.