Hay’adda USAID oo Agab Caafimaad ugu Deeqday Sheybaadhka Somaliland

Hargeysa (SalaanMedia)- Hay’adda Gar-gaarka dibadda u qaabilsan dowladda Maraykanka ee USAID, ayaa agab caafimaad oo kala duwan ugu deeqday Sheybaadhka Somaliland, waxaana agabka la wareegay wasaaradda Horumarinta Caafimaadka.

Warkan oo Faahfaahsan kaga Bogo Muuqaalka Hoose

https://youtu.be/D769lZPkfbo