Maxamed Diiriye Xayd Dibjir ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer.

Badhasaabka Cusub ee Gobolka Togdheer.

Maxamed Diiriye Xayd Dibjir ayaa loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer.

Badhasaab Ku Xigeen Ayuu Soo Noqday maayirka degmeda Burcanà uu soo noqday Xubin Gudida Qandaraasyada Qaranka Ah Ayuu Ahaa.

Waa Oday Isku Wad Iyo Dadyaqaan Ah Mudo Dheerna U Soo Shaqeenaayay Qaranka.