Musharaxa Golaha Degaanka Gobolka Togdheer Kayse Diiriye Jaamac.

Aniga oo ka mid haldoorka burco wax ku baratay, ku dhashay, ku dhalay, waxaan ku war galinayaa inaan u ahay musharax xildhabaan gole degaan, waxaan hiigsigaygu yahay inaan bulshada Burco mayorkii isbadalka horimar ku samayn lahaa maanta ahay, waxaan bulshada Burco guda iyo dabada sida ku ogadaan, shaqsikasta waa inay waxqabadkiisa eegan iyo akhlaaqdiisa, aqoontiisa, waxaan bulshada Burco leeyahay dhalinyarada deeegaanka u dhalatay ee waayo araga ah waa ku la dagaalami kara musmaasaqa, boobka, xigtaysiga, Burco waxay u bahanatahay dhalinyaro aqoon iyo waaayo aragnimo leh hormuudkeediina tageeridiinay u baahanyiin, balantaanu waa barbarkay ka baxdaa waa bakaylo qaleen,Musharaxa Golaha Degaanka Gobolka Togdheer Kayse Diiriye Jaamac.

 

 

Salaanmedia/Burco