Maxaad ka Ogtahay Sababta Milatariga MASAR uga Awood badan yahay Kuwa Turkiga? – WARBIXIN

Warbixin uu soo saaray Majaladda World FirePower, ayaa lagu soo bandhigay isbar-bardhig lagu sameeyey Awoodaha Milatari ee dalalka Masar iyo Turkiga. Warbixin Arrintan laga diyaariyey ayaa lagu qaadaa dhigay labadan waddan ee ku yaalla Bariga Dhexe mid kasta halka uu u awood badan yahay.

Muuqaalka Hoose kaga bogo isbarbardhigga lagu sameeyey awoodaha Milatari ee labada waddan.