Guddiga Qandaraasyada oo shaaciyey shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo tartamay
October 31, 2020 | Published by: Hamse
Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee JSL, ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo fuliyo xukuumadda Somaliland oo guddigu qandaraaskooda hore u naadiyey, isla markaana tartankooda ay ka qayb-qaateen 200 shirkadood.